UNFPA youth Center Managers, along with Undp Accelerator Labs visited today Hiraal Youth Center. Sohasco Org officials and Hiraal Youth Center team has welcomed to center. The Youth Center Managers toured the center, interviewed youth & staff, exchanged ideas & lessons learned. The inspiration was flowing!

 

Xarunta Hiraal Youth Center waxa maanta booqasho ku yimiday maamulka iyo shaqaalaha xarumaha dhallinyarada ee ay maamusho hay’adda UNFPA, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey maamulka hay’adda SOHASCO iyo shaqaalaha xarunta HIRAAL Youth Center. Mudadii ay ku sugnaayeen xarunta waxa ay booqdeen qaybaha kala duwan ee ay xaruntu ka kooban tahay, sidoo kalena waxa ay waraysiyo iyo kullamo gaar gaar ah la yeesheen ardayda xarunta wax ku baranaysay iyo shaqaalaha Hiraal Youth Center.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *