UNFPA Deputy Representative Victor Valdivieso, accompanied by the Head of the Office and the Youth Program Specialist, visited the Hiraal Youth Center and Attended the graduation ceremony of various skills where certificates were distributed to the trainees. Hiraal administration briefed the delegation on Hiraal youth empowerment programs.

 

Ku-xigeenka hay’adda UNFPA Victor Valdivieso oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socday xafiiska UNFPA ee Somaliland ayaa maanta booqasho shaqo ku yimid xarunta dhallinyarada ee HIRAAL Youth Center.
Xarunta ayaa waxa ku soo dhaweeyey masuuliyiinta ururka SOHASCO iyo Maamulka xatunta HIRAAL, waxa aanay soo kormeereen qaybaha kala duwan ee ay xaruntu ka kooban yahay iyaha oo halkaasi war-bixino kaga dhagaystay masuuliyiinta xarunta.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *