Hiraal Youth Centre continues to provide Tailoring skills to youth under the leadership of SOHASCO Org and the support of UNFPA and MoYS.

 

Xarunta Hiraal Youth Center waxa si toos ah uga socda tababbarro uu ka mid yahay tababbarka dawaarka oo ay waddo hay’adda SOHASCO Org, iyada oo taageero dhaqaale ka helaysa hay’adda Caalamiga ah ee UNFPA iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *